اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدْ
يَا رَبِّ صَلِّ عَـلَـيْـهِ وَسَـلِّـمْ
Ilaahow! Nabadgelyo iyo naxariis ku soo dir Muxammad!
Rabbiyow! Nabadgelyo iyo naxariis ku soo dir isaga!
إِنْ قِيلَ زُرْتُمْ بِمَ رَجَعْتُمْ
يَا أَكْرَمَ الخَلْقِ مَا نَقُولُ
Haddii la yiraahdo: "Waad soo booqateen, maxaad la soo noqoteen?"
Adiga oo ah Kan ugu Sharafta badan Abuurka, maxaan dhahnaa?
قُولُوا رَجَعْنَا بِكُلِّ خَيْرٍ
وَاجْتَمَعَ الْفَرْعُ وَالْأُصُولُ
Dheh: Waxaan la soo noqonay kheyr kasta,
Asalka iyo Laanta ayaa midoobay
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدْ
يَا رَبِّ صَلِّ عَـلَـيْـهِ وَسَـلِّـمْ
Ilaahow! Nabadgelyo iyo naxariis ku soo dir Muxammad!
Rabbiyow! Nabadgelyo iyo naxariis ku soo dir isaga!
لَوْلَاكَ يَا زِينَةَ الوُجُودِ
مَا طَابَ عَيْشِي وَلَا وُجُودِي
Haddii aanad jirin, quruxda jiritaanka
Nolosheyda iyo jiritaankeygu ma fiicnaan lahayn
وَلَا تَرَنَّمْتُ فِي صَلَاتِي
وَلَا رُكُوعِي وَلَا سُجُودِي
Mana aanan lulmin (farxad darteed) salaaddayda
Mana rukuucayga ama sujuudayga
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدْ
يَا رَبِّ صَلِّ عَـلَـيْـهِ وَسَـلِّـمْ
Ilaahow! Nabadgelyo iyo naxariis ku soo dir Muxammad!
Rabbiyow! Nabadgelyo iyo naxariis ku soo dir isaga!
أَيَا لَيَالِي الرِّضَى عَلَيْنَا
عُودِي لِيَخْضَرَّ مِنْكَ عُودِي
Habeenada raalli ahaanshaha! Noogu soo noqda
Si ay laantaydu uga cagaarato
عُودِي عَلَيْنَا بِكُلِّ خَيْرٍ
بِالمُصْطَفَى طَيِّبِ الْجُدُودِ
Noogu soo noqda kheyr kasta
Iyadoo Mustafa (Midka la doortay), kan awoowayaashiis raalli ah
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدْ
يَا رَبِّ صَلِّ عَـلَـيْـهِ وَسَـلِّـمْ
Ilaahow! Nabadgelyo iyo naxariis ku soo dir Muxammad!
Rabbiyow! Nabadgelyo iyo naxariis ku soo dir isaga!
ثُمَّ الصَّلَاةُ عَلَى نَبِينَا
وآلِهِ الرُّكَّعِ الْسُّجُودِ
Markaas salaadda nebigeenna
Iyo ehelkiisa, kuwa rukuuca iyo sujuuda leh