يَا مُحَمَّدْ لَكَ اللِوَا وَالتاَّجْ
Nabi Maxamed, Adiga ayaa leh Calanka iyo Taajka
يَا مُحَمَّدْ لَكَ اللِوَا وَالتاَّجْ
يَا رَفِيعَ الجَنَاب
Nabiyow Muxammad, adiga ayaa leh calanka iyo taajka
Adiga oo darajo sare leh
أَنْتَ خُوطِبْتَ لَيْلَةَ الإسْرَاء
وَسَمِعْتَ الخِطَاب
Waxaa lagula hadlay habeenkii Israa
Waad maqashay khudbadda
وَأُعْطِيتَ الشَفَاعَةَ العُظْمَى
فِي نَهَارِ الحِسَاب
Waxaadna heshay shafaacada ugu weyn
Maalinta Xisaabta
كُنْ شَفِيعِي يَا مَنْ بُعِثْ رَحْمَة
رَحْمَة لِلْعَالَمِين
Noqo shafeecadayda, adiga oo loo soo diray naxariis
Naxariis u ah caalamka oo dhan